XIGMADAHA NOLOSHA
Hadii ay gacan teyda ku jirto inaan doorto degaan keyga
waxaan dooran lahaa
Qalbiga hooyadey??
halkaasi ayan seexan lahaa aniga oo xasiloon kana soo toosi lahaa